Solidarisch trotz Corona

xaalada jirta awgeed ee coronavirus SARS-CoV-2 waxaan rabnaa inaynu is caawino qofba qofka uu deriska la yahay si aanu qofna kali u noqon.

Home Solidarisch trotz Corona

Xaafada qaaliga ah,

waxaan rabnaa inaynu iska caawino wax iibsashada, daryeelka ilmaha, isweydaarsiga / amaahda waxyaabaha maalinlaha ah. Waxaan sidoo kale jecelnahay inaan taageerno deriskayaga qaxootiga ah inaanu meel dejino hadii ay jiraan wax dhibaato ah, hadii aysan ka heli karin taageerahaa shaqaalaha bulshada iyo / ama la talin xilligan.

Fadlan sidoo kale ka fikir deriskaaga aan haysan taleefoonada casriga ah (Smartphone) oo u gudbi macluumaadka.

Ma u baahan tahay caawimaad ? lambar taleefan

Ma caawin kartaa? Waxaan samaynay koox wada sheekaysi ah oo isticmaasha Appka looyaqaan Telegram. Markaa qof walba wuu gaadhsiin karaa waana heli karaa caawimaad. Haddii aadan ku hadlin Ingiriis ama Jarmal, ku qor luqadaada hooyo.

Haddii aad ka shakidid inuu ku hayo coronavirus SARS-CoV-2: 0800 5554666 ama 116117. Xaaladaha degdega ee caafimaad ee khatarta ah: 112 (Kaliya haddii ay jirto xaalad degdeg ah!).

Xaaladaha rabshadaha ee qoysaska: 08000 116016 (tacaddi ka dhan ah haweenka) 0800 2010111 (ilaalinta carruurta)

Bei ernstem Verdacht auf Coronavirus SARS-CoV-2 bitte die oder die wählen und bei schweren medizinischen Notfällen die (Nur im Notfall!).

Sida loogu biiro kooxda:

  1. kala soo gejiso Appka ‘Telegram’: www.telegram.org
    (iOS, Android, Mac OS, Windows. Linux)
  2. Ku biir Groupka xaafadaada Telegram.

Telegram groups

Frankfurt/Offenbach

Frankfurt und Offenbach gesamt
Telegram group: https://tinyurl.com/crnffmof

Bockenheim / Westend
Telegram group: https://t.me/bockenheimsoli

Bornheim / Ostend / Nordend
Telegram group: https://t.me/solibornnord

Eckenheim / Pruengesheim / Berkersheim / Frankfurter Berg
Telegram group: https://tinyurl.com/crnecken

Eckenheim
Telegram group: https://t.me/SoliCorona_Eckenheim

Gallus / Bahnhofsviertel / Europaviertel / Gutleut
Telegram group: https://t.me/gallussoli

Ginnheim / Eschersheim / Dornbusch
Telegram group: https://tinyurl.com/crngnhm

Griesheim
Telegram group: https://tinyurl.com/GriesheimSoli

Harheim / Bonames / Niedereschbach / Niedererlenbach
Telegram group: https://tinyurl.com/crnharhm

Höchst / Griesheim / Nied / Sossenheim / Unterliedenbach / Zeilsheim / Sindlingen
Telegram group: https://tinyurl.com/crnhchst

Höchst
Telegram group: https://tinyurl.com/HoechstSoli

Innenstadt / Altstadt
Telegram group: https://t.me/innenstadtsoli

Kalbach / Riedberg / Niederursel / Heddernheim
Telegram group: https://tinyurl.com/crnkalb

Nied
Telegram group: https://t.me/Joinchat_Nied

Niederrad / Flughafen / Goldstein / Schwanheim
Telegram group: https://t.me/niederradsoli

Offenbach / Oberrad
Telegram group: https://t.me/offenbachsoli

Rödelheim / Praunheim / Hausen
Telegram group: https://t.me/rodelpraunhausen

Sachsenhausen
Telegram group: https://t.me/coronasoliffmsachsenhausen

Seckbach / Riederwald / Fechenheim / Bergen-Enkheim
Telegram group: https://t.me/ffmosten2

Sindlingen
Telegram group: https://t.me/SoliCornaSindlingen

Sossenheim
Telegram group: https://t.me/joinchat_Sossenheim

Unterliederbach
Telegram group: https://t.me/joinchat_Unterliederbach

Zeilsheim
Telegram group: https://tinyurl.com/ZeilsheimSoli

Darmstadt
Telegram group: https://t.me/CoronaSoliDarmstadt

Kelkheim (Taunus)
Telegram group: https://t.me/kelkheimcorona

Mainz
Telegram group: https://tinyurl.com/CoronaSoliMZ

Neu-Isenburg
Telegram group: http://tiny.cc/coronasolini

Schwalbach am Taunus
Telegram group: https://tinyurl.com/SchwalbachSoli

Contact

corona-soli-ffm@systemli.org
PGP-Key (Fingerprint: 8329 D644 59B2 9484 FD6C F8AE 8ACC E59E 6750 27BD)